Work at Freelsncer


Waa maxay Freelancer ?

Freelancer ku waa qof aan cid u shaqayn lkn isagu iskii u shaqaysta siiba dhanka Technologyada Digital ka ah, iyo dhanka internetkaba.
Tusaale-Waxaa tahay Xirfadle Digital ah, Sida Inaa tahay Website dhise, Design sameeye, Sawiro qurxiye, Maamule Social Platforms, Cilad saare Computer, Hormariye Website,IT Sport iyo Wixii lamida.


Freelancer-ka: Shaqadiisu maaha mid wakhti ama goob ku xiran markay tahay Mid Digital ah, meesha uu rabo isagoo jooga ayuu shaqada qaban karaa, sidoo kalena Wakhtiguu rabuu joojin karaa bilaabina karaa, si aad u noqoti Xirfadlahaas waxaa Ka horaysa Dadaal badan ood ku Barati, Muhiimadu maaha inaa jaamacad kasoo baxday ee muhiimadu Waa intee Dadaal galisay si aad Macalin ugu Noqoti.


Waxaan diyaar kuula ahay, inaan kuu qabto Shaqooyinka La Xiriira dhanka IT-ga, dhanka tachnicalka iyo Digital kaba, Si hufan oo markasta ka qiima jaban shirkad wayn oo kharash joogto ah kaa qaada ama caqabado kaa xigay dhaqaalo badan, Waxaad isha la raaci kartaa Postiyada ama services-ka ku jira Portfolio Site kan, si aad u aragto Wax qabad yadii hore aan u qabtay Tayadooda.
So dhawoow oo Xal u hel, Fahanka shay aad ku Wareersanayd, Cilad ku haysatay Xalkeed, ama Mid jeebku kuu saamixi waayay helideed. Mahadsanid.

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)